Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus
    Puntland

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xiritaanka Marinka Hurmus,wuxuu toos usaamaynaya dhaqaalaha Shiinaha in ka badan Wadaadada Iran.

    Trump,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka xiray Maraakiibta soo galaya iyo kuwa kasoo baxaya Marinka Hormus.

    Ujeedka Trump uu xayiraada usaaray Hormus,waa in in shuruud la’aan ay Wadaadadu aqbalaan furitaanka Marinka.

    Wuxuuna rabaa in ay ka dhalato Laba qodob oo kala ah……

    1. In Wadaadada laftigooda uu taabto culaysku oo ay ka istaagto Lacagta kaliya ee ay helayeen oo ah tan Saliida.
    2. In Dowladaha kale sida Shiinaha ay qayb ka qaataan cadaadiska la saarayo Wadaadada.

    Waa talaabo Maraykanka sumcad xumo ku ah oo ka hor imaanaysa xeerarka caalamiga ah,waxayna umuuqanaysaa in uu Maraykanku noqday qayra masuul.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.