Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay
    Puntland

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mid ka mid ah ujeedada Maraykanku uqaaday hawlgalka ka dhanka ah Wadaadada Iran,ayuu gaaray,kaasoo ah….

    In Tamarta kaliya ee uharsanayd Shiinaha ee ka madaxbanaanayd Maraykanka la joojiyo.

    90% Saliida Iran,waxay aadaysay Shiinaha oo waliba looga iibinayay qiimo dhimis gaaraysa $10 Fuustadii.

    Saliida Iran,wuxuu Maraykanku ka qorshaystay Laba qodob oo kala ah…

    1. In uu Gacanta ku dhigo.
    2. In uu xanimo.

    Qodobka hore ee xanimaada ah,ayuu ku guulaystay oo Maraakiibtii Saliida uqaadaysay Shiinaha,ayuu Maraykanku si cad u hor istaagay,isagoo fasaxay guud ahaan Maraakiibtii kale ee ganacsiga caalamka.

    Shiine,waxay uga jawaabeen xanibaada Maraykanka in ay Warqad uqoraan Trump,taasoo ay ku aqbaleen in ay joojinayaan taageerada qarsoon ee ay siinayaan Wadaadada Iran.

    Maraykanku,wuxuu horay Gacanta ugu dhigay Saliidii Venezuela ee Shiinaha aadaysay.

    Haatan,waxaa uqorshysan Malaka Kanal oo ah marin muhiim u ah markay joogto Koonfur Bari Aasiya.

    Todobaadkii hore Maraykanka iyo Indoneesiya,ayaa kala saxiixday heshiis difaac oo culus,kaasoo Maraykanka ufasaxaya in ay Kanalka keenaan Ciidamo iyo qalab dheeriya.

    Malaka Kanal,waxaa mara 30% Saliida caalamka,waxaa kaloo mara 80% Saliida Shiinuhu soo dhoofsado.

    Maraykanka yoolkiisu,waa in aysan jirin Il Tamareed oo ka madaxbanaan isaga oo lagu kala iibsan karo Lacag aan Dolarka ahayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    April 19, 2026

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    April 19, 2026

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    April 19, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    Madaxweyne Deni oo isku shaandhayn balaaran ku sameeyay hogaaminta Booliska PL

    Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.