Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay
    Puntland

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 31, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe : 31 March 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer – Madaxweyne Lr. 002 kuna saabsan magacaabis Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland iyo Ku-xigeeenkiisa.

    • Waxaa Cali Cabdi Waaxid Xuseen, loo magacaabay xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland
    • Waxaa Dayib Cali Maxamed Faarax, loo magacaabay Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland.

    *Xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.