Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif
    Puntland

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka Xasan Shiikh ee wakhtigiisu dhamaaday,ayaa weerar ku qaaday Guri uu ka deganaa Xaafada Hawlwadaag ee Muqdisho Rw hore Xasan Cali Khayre.

    Dagaalka oo socday ku dhawaad 20-saac,ayaa istaagay saakay subixii hore,kadib markii Diblomaasiyiinta shisheeye soo dhexgaleen oo gaar gaar ula hadleen Xasan Shiikh iyo Khayre.

    Ugu danbayn,waxaa laga saaray Aaga Guriga Khayre Ciidamadii Xasan Shiikh,halka Khayre dib ugu laabtay Gurigiisii hore.

    Sidoo kale Maamulka Xasan Shiikh,wuxuu weerar la mid ah kan Khayre uu ku qaaday Mw Shariif oo soo degay Guriku yaal Xaafada Cabdicasiis.

    Dagaal kulul oo qaatay ku dhawaad 15-saac,ayaa halkaas ka dhacay,waxaana khasaare door ah soo gaaray Ciidamada Xasan Shiikh,iyadoo Sadex Beebe midna laga gubay Labana laga qabsaday.

    Mw Shariif iyo Ciidankiisu,waa isdifaaceen,waxayna isku fidiyeen Xaafadaha Cabdicasiis,Kaaraan iyo Yaaqshid.

    Xaalada magaalada Muqdisho,waa degan tahay haatan,waase colaad ujoog ay daqiiqad walba dagaal ka dhici karo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    June 4, 2026

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    June 4, 2026

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    June 4, 2026
    Latest Posts

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.