Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xasan Shiikh oo waji gabax kala kulmay BC
    Puntland

    Faallo:-Xasan Shiikh oo waji gabax kala kulmay BC

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan tijaabadiisii digtatooriyada,waa ku hungoobay,waxaana uga soo laabtay,wuxuusan filayn.

    Dhamaan BC,waa ku diiday mudo kororsiga sharcidarada ah,waxaana si cad uga hor yimid Ururadii caalamiga ah ee lahaa awooda aqoonsiga…

    1.QM,waxayba Somaliya gelisay xilli kalaguur.

    2.Midowga Africa oo uu hogaaminayo Nin reer Jabuti ah oo Xasan aad ugarab istaagay markuu tartamayay,wuxuu taageeray Somalidu in ay wadahadalka sii wadaan oo ay gaaraan heshiis doorasho,mana umuujin Xasan Hill.

    3.Urur Goboleedka IGAD,waxay taageereen wadahadalada ee ma taageerin Madaxweynanimada Xasan sheegtay,wuxuu Xasan filayay in Ururkan taageero oo Turkidu ucadaadiso Itoobiya.

    1. Midowga Yurub oo ay hogaaminayso Gabar Talyaaniga kasoo jeeda oo Xasan ku dhawayd,waa iska diiday in ay Madaxweyne ugu yeerto,waxayna taageeetay wadahadalada iyo in la gaaro heshiis doorasho.

    Sadexdii Urur ee muhiimka u ahaa ictiraafka Sanadka uu ku darsaday Xasan,waa ka hor yimaadeen qorshihiisa.

    BC,waxay wadaa dadaal wax lagu badbaadinayo,kuwaasoo haday socon waayaan keeni kara Sadex arimood ….

    1. In Somaliya lagu celiyo Kmg.
    2. In cunaqabatayno iyo xayiraado soo baxaan
    3. In lasoo celiyo siyaasadii Laba Wajiilaynta ee (Somalia Dual Track Policy).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.