Waa mid ka mid ah Xaafiisyada isku xira wada shaqaynta dhanka amaanka ee PL,SL iyo BC.
Dowladaha Maraykanka iyo Taiwan,ayaa maalgeliya Xaafiiskan oo ka shaqaynaya amniga Badaha.
Maraykanku,wuxuu qorshaynayaa Laba arimood oo kala ah…..
- In uu Saldhigiisa Jabuti usoo raro Berbera ilaa 5-Sano gudahood.
- In uu Saldhiga Bellidoogle ee Koonfurta Somaliya usoo raro Bosaso Sanadkan dhamaadkiisa.
Marka laga soo tago dagaalka argagixisada Koonfurta Somaliya muhiimad uma leh R.Galbeedka.
PL iyo SL,waa dhulka ugu muhiimad weyn Geeska Afrika oo ay ku yaalaan Labada Badood,Marinka ganacsiga yo Albaabka caalamka.
