Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo maalgashanaya Macdanta Puntland
    Puntland

    Maraykanka oo maalgashanaya Macdanta Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen?

    Halkan ka akhriso qodobada heshiiska:-

    1. Imaanshaha Shirkadda Sheel iyo Conoco ee Shidaalka Maraykanka.
    2. Abuurida Qunsuliyadda US ee Garowe.
    3. Dhismaha taliska cusub ee Garoonka Bosaso ay ku leeyihiin Maraykanku oo ay ka dhisayaan Saldhig Viidan oo weyn.
    4. Bixinta tababarada Ciidanka si gaar ah Ciidanka la-dagaallanka argagixisada iyo hay’ada Sirdoonka iyo qalabaynta Labada Ciidan.
    5. Kabida Ciidanka guud ee Puntland.
    6. Abuurida jawi wada shaqayn oo u dhexeeya US iyo Puntland oo ah mid toos ah.
    7. Ka faa’idaysaysiga Maraykanka ee Dahabka iyo Macdanta qaaliga ah iyo soo saarida Macdanta Gobollada Puntland oo ay la wareegayaan shirkaddaha US.
    8. La dagaallanka burcad-baddeeda.

    Kulankan,waxaa muhiimada lagu saaray ka hadalka arimaha Puntland intiisii badnaa.

    Reer Galbeedku,waxay dib ugo’aansadeen in ay soo celiyaan siyaasadoodii Labad dhinac lahayd ama Waji oo ay ku tixgeliyaan Deegaan walba oo Somaliyed xaaladiisa.

    Si gaar ah,waxay go’aansadeen in ay Dowlada PL kala shaqeeyaan la dagaallanka argagixisada,burcad badeeda iyo shaqo abuurka.

    Heshiiskan,wuxuu kusoo adaa xilli mudo xileedkii sharciga ahaa uu ka dhamaaday hay’adaha Fadaraaliga oo ay PL tahay nidaamka kaliya ee haysta sharciyad Labada heer ee Dowladnimada Somaliya

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.