Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»EVIAN: Ruto oo noqday hoggaamiyaha kali ah ee Africa-da madow ka socda oo taga shirka G7
    Somalia

    EVIAN: Ruto oo noqday hoggaamiyaha kali ah ee Africa-da madow ka socda oo taga shirka G7

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 16, 2026Updated:June 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Kenya, William Samoei Ruto ayaa ka qeybgalay Shirka Dalalka G7 ee ka qabsoomay magaalada Evian dalka Faransiiska.

    Waa hoggaamiyaha labaad ee African ah, kan kali ah ee ka socda Africa-da madow ee Shirka lagu casuumay.

    Shirka G7 ayaa waxyaabaha diirada lagu saaray waxaa kamid ah wax ka qabashada Kobaca Shiinaha iyo saameyntiisa dhaqaalaha ee Dunida, xilli Shiinuhu kordhinayo dhoofinta badeecadihiisa ee caalamka, oo ay kamid yihiin dalalka Yurub iyo Mareykanka oo dadaal badan galinayo in la joojiyo ama ugu yaraan dib loo dhigo koritaanka dhaqaale Shiinaha.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    November 9, 2026

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    November 4, 2026

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    November 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyayaal degmo

    Ilhan Omar oo guul taariikhi ah ka gaartay doorashada Mareykanka

    Miisaaniyadda 2027 ee Puntland oo noqotay $308,213,973

    Uganda oo shaacisay war naxdin geliyay maamulka Xassan Shiikh

    Mareykanka oo bilaabay tababarka Ciidamo gaar ah oo Puntland yeelanayso – (Sidee loo qoray?)

    Askar katirsan Ciidamada Uganda oo ka duulay Muqdisho

    GAROOWE: Booliska Puntland oo qabtay gaari sidday Hub

    XOG: Puntland oo dhistay Cutub Ciidan oo ku dagaallama diyaaradaha Drones-ka

    Booliska gobolka Mudug oo la wareegay qalab Isgaarsiineed

    Deni “Waxaan kula talin Xassan Shiikh isagoo tiisa u turaya in uu is casilo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.