Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»ISRAA’IIL: Cirro oo lagu soo dhaweeyay Tel Aviv
    Somalia

    ISRAA’IIL: Cirro oo lagu soo dhaweeyay Tel Aviv

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka dagay caasimadda Israa’iil ee Tel Aviv, halkaas oo uu kulan dublamaasiyadeed kula leeyahay dhiggiisa Israa’iil יצחק הרצוג – Isaac Herzog

    Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlaya xoojinta xiriirka curdanka ah ee labada dhinac iyo iskaashiga ay ka yeeshaan Difaaca iyo Dhaqaalaha, iyagoo kulanka kaddib wada qabanaya Shir jaaraa’id.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Cirro oo maanta ka degaya Tel Aviv

    June 14, 2026

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fawdo samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026
    Latest Posts

    ISRAA’IIL: Cirro oo lagu soo dhaweeyay Tel Aviv

    Madaxweyne Cirro oo maanta ka degaya Tel Aviv

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fawdo samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.