Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaanada mucaaradsan Deni oo maanta la kulmay dhar-baaxo, kaddib doddii Baarlamaanka
    Puntland

    Xildhibaanada mucaaradsan Deni oo maanta la kulmay dhar-baaxo, kaddib doddii Baarlamaanka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 17, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiillada Puntland ayaa meelmariyay Ajandaha Kalafadhigga 58aad ee Gollaha, iyadoo dood adag ay xildhibaanadu ka yeesheen qodobadda qaar.

    Illaa 20 kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa doonayay in Ajandaha lagu soo daro u yeerista Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, si loo weydiiyo su’aalo.

    Intaa kaddib, Waxaa cod la galiyay qodobkan oo ahaa mid xasaasi – 24 kamid ah Xildhibaanada ayaa diiday u yeerista Madaxweyne Deni, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirisaaq.

    Ajandaha oo la filayo in berri loo qeybiyo Golaha ayaa lagu daray dhowr qodob oo kale oo xildhibaanada mucaaradka sheegayaan in ay ku carqaladeeyn doonaan xukuumadda – sida xasaanad siinta xubnaha cusub ee xukuumadda, ka dooddis xisaab xirka miisaaniyadda 2025 iyo u yeerista masuuliyiinta qaar.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xassan Shiikh oo guuldaro kala kulmay xiriirka UK

    June 17, 2026

    EVIAN: Ruto oo noqday hoggaamiyaha kali ah ee Africa-da madow ka socda oo taga shirka G7

    June 16, 2026

    DFS oo walaac ka muujisay xiriirka Israa’iil iyo Somalind, dalbatayna gurmad

    June 16, 2026
    Latest Posts

    Xildhibaanada mucaaradsan Deni oo maanta la kulmay dhar-baaxo, kaddib doddii Baarlamaanka

    Xassan Shiikh oo guuldaro kala kulmay xiriirka UK

    EVIAN: Ruto oo noqday hoggaamiyaha kali ah ee Africa-da madow ka socda oo taga shirka G7

    DFS oo walaac ka muujisay xiriirka Israa’iil iyo Somalind, dalbatayna gurmad

    GAROOWE: Shirarka aasaaska Sanduuqa Horumarinta Puntland oo weli socda

    Madaxweyne Deni oo sheegay in ‘Xassan Shiikh Burcad-badeed’ ku abuuray Xeebaha Puntland

    Cirro & Netanyahu oo heshiis kala saxiixday

    DENI -Muxuu ku badashay ku celinta Puntland ee ‘nidaamka Parliamentary’ ?

    VIDEO: Axmed Madoobe oo soo Bandhigay ciidamo, kuna dhawaaqay dagaal

    ISRAA’IIL: Cirro oo lagu soo dhaweeyay Tel Aviv

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.