Kulanka 6-aad, ee billaha ah ee aasaaska sanduuqa horumarinta Puntland ayaa ka qabsoomay Garoowe, waxaana shir-guddoomiyay Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor.
Kulanka ayaa looga hadlayay dhamaystirka aasaaska, dardargelinta iyo naqshadaynta Sanduuqa Horumarinta Puntland (Puntland Development Fund – PDF).
IDILNEWS
