Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sii haya Safaarada Maraykanka ee Somaliya iyo wefti saraakiil Ciidan ah,ayaa tagay Kismaayo.

    Waxay la kulmeen Mw Jubaland iyo Agaasimaha hay’ada wardoonka JL.

    Si gaar ah,waxaa kulan uqaatay Mw Axmed iyo sii haya Safiirka Maraykanka.

    Ujeedka socdaalka weftiga Maraykanka ee JL,waa Laba qodob oo kala ah……

    1. Booqashooyin hawleedka Safaaradaha ay ku tagaan qaybaha dalka,iyadoo Maraykanku Saldhig Ciidan ku leeyahay garoonka diyaaradaha Kismaayo.
    2. Kala xaajoodka JL wareeg Labaad oo wada hadal arimaha doorashada dalka ah oo dadaalkiisa la wado.

    Maraykanku,wuxuu JL ka codsaday in ay qayb kasii ahaato wadahadalada oo aysan ka bixin.

    JL,way aqbashay,waxayna usheegtay Maraykanka in aysan markii horaba ka bixin,balse,waxa dalkan khatarta ku ah uu yahay Xasan,wuxuuna ku yiri Mw Axmed…….

    1. Xasan,wuxuu igula dagaalay sharcidaro ku joog markaan ka diidayna,waa isoo weeraray.
    2. KG,wuxuu kula diriray sharcidarro ku jooga,waana dumiyay.
    3. Siyaasiyiinta Xamar joogana,wuxuu kula dirirayaa aqbala waxaan wato.
    4. Dimuqaaridiyada uu wado,waxaa tusaale idin kugu filan waxa Baydhabo ka dhacay.
    5. Hubkii aan idin kaga digaynay in aan Somaliya lasoo gelin saw ma aragtaan khatartiisa oo Macawisley looma qaybin,iyadoo laysku laynayo Maanta,halkii AS lagula diriri lahaa.
    6. Waxaan idinka codsanayaa hadaad Maraykan tihiin in aydaan ula dhaqmin Ninkan sidii Mw ee aad talaabo ka qaadaan.

    Mw Axmed si adag,ayuu ula hadlay Maraykanka Maanta.

    Sidoo kale,waxaa kusoo aadan Garowe wefti balaaran oo uu hogaaminayo Safiirka UK ee Somaliya.

    Waxaa jira dadaal ay wadaan Safiirada shisheeye ee dalka jooga,kaasoo ay ku doonayaan in heshiis doorasho la gaaro.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.