Dagaaladii ka dhacay Muqdisho Labadii Habeen ee udanbeeyay khasaarihii ka dhashay,wuxuu noqday……
Dhimasho 13-Qo.f
Dhaawac 189-Qof.
Barakac 12,500-Qof oo Maato ah.
Xogtan,waxaa sii daysay QM qaybteeda Qaxootiga uqaabilsan (UNHCR).
Masuuliyada khasaarahan,waxaa iska leh Xasan Shiikh.


