Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub
    Puntland

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 5, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub oo gelinaya colaad sokeeye Somaliya.

    Wuxuu khatar ku yahay nabadda iyo amniga caalamiga ah.

    Wuxuu si cad ugu xadgudbay qodobbada Cutubka VII ee Axdiga Qaramada Midoobay.

    Sidoo kale,wuxuu si cad ugu tuntay Dastuurka JFS iyo heshiisyadii Qaran.

    Ficillada khaldan iyo ku xadgudbida xeerarka,waa in ay ka dhashaan isla xisaabtan iyo masuuliyado.

    Waa la fahmi karaa in BC marka hore hoos uhadasho oo ay samayso cadaadis xoog badan oo qarsoon.

    Balse hadii maaro loo waayo,waa in la saaraa cunaqabateyn safarka ah iyo hantidiisa ah oo meel kasta oo ay taal loogu dhaco.

    Dahab,ayuu ubadeshay Xasan Shiikh Lacagtii uu Ummadda ka dhacay,wuxuuna dhigtay Hongkong,isagoo Magaca Wiilkiisa ku furtay Shirkad,taladaana,waxaa siiyay Ismaaciil Cumar Geelle.

    QM,waa Gacanta uhaysa Somaliya aqoonsiga Dowladnimo iyo quudinta shacabka,waxayna qayb weyn ka tahay socod siinta shaqada hay’adaha DF iyo kuwa DG…..

    1. Miisaaniyadaha D.dhexe iyo DG 70%,waxaa taageerta QM.
    2. Dagaalka argagixisada,Booliska,Cadaalada iyo guud ahaan amniga Somaliya,waxaa baritaarta QM.
    3. Siyaasada Somalida heer walba oo ay tahay,waxaa qayb ka ah oo taageerta QM,si gaar ahna weli Somaliya,waxaa masuul ka ah siyaasadeeda QM oo ma noqon muqdar isku filan 100%.

    Hoos ula hadlida markii quus laga soo istaago,waa in kor loola hadlaa oo lasoo dadajiyaa go’aamada.

    Guusha Ummadda Somaliyed haysato,waa in BC dhabarka ujeedisay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    June 5, 2026

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.