Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar
    Puntland

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirkoodii Muqdisho,wuxuu uqaxay Xerada Xalane.

    Wefti sare oo Turkiga ka imaan lahaa oo qorshahoodu ahaa in ay dajiyaan xaalada kacsan ee Turki nacaybka ah,ayaa ubaaqday dagaalka Xamar dartiis,taasoo aysan ku faraxsanayn.

    Diblomaasiyiinta R.Galbeedka,way udigeen Turkiga oo waxay usheegeen in uusan Xasan ku taageerin burburinta dalkan nugul.

    Dibada Dalka,waxaa looga arkaa Turkiga in uu Somaliya dhib kusoo kordhiyay.

    Sidoo kale gudaha Dalka,waxaa looga arkaa in uu khatar ku yahay xasiloonida amni,siyaasadeed iyo dhaqaale.

    Soo kabashadii,dhismihii iyo iftiinkii Dimuqraadiyadeed ee Somaliya,ayuu weerar kusoo qaaday Turkigu.

    Turkigu,wuxuu isku dayay in uu Digteetar uu danihiisa ku fushado ka sameeyo Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.