Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah
    Puntland

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Denmark,waxay Maanta yeelatay Dowlad wadaag ah oo ay wada dhisteen Afar Xisbi oo Sadex ay kawada tirsan yihiin Guduudka iyo mid dhex-dhexaad ah.

    Siyaasada Denmark,waxaa ku loolama Laba garab oo kala ah….

    1. Guduud oo udhigma Dimuqraadiga.
    2. Buluug oo udhigma Repuplican.

    Warka weyn ee ku jira dhismaha Dowladan cusub ee ku timid wada xaajood mudo dheer lasoo waday,ayaa,wuxuu yahay in laysla qaatay go’aamo saamayn weyn ku leh nolosha dadka Danishka ah….

    1. Waxaa Lacag la’aan laga dhigay Dhakhtarka Ilkaha 100%,iyadoo lagu bilaabayo dadka jilicsan ee Waayeelka,Aradayda,kuwa xanuunsan iyo kuwa Cayrta qaata,kadibna guud ahaan dadka Denmark oo dhan,ayaa la gaarsiinayaa.
    2. Waxaa Lacag la’aan looga dhigay Tareenada iyo Basaska dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 22-Sano.
    3. Waxaa Canshuurtii Haaf laga qaaday Cuntada,iyadoo 100% laga qaaday Canshuurta Qudaarta.
    4. Waxaa Canshuurta laga khafiifiyay ganacsiga yaryar.
    5. Waxaa la dhisayaa Guryo raqiis ah.
    6. Waxaa loo kordhiyay Lacagta dadka cayrta qaata.

    Xaqiiqdii talaabooyin waa weyn oo lagu qaboojinayo qaaliyowga nolosha dadka Danishka,ayaa la qaaday oo waxtar eh oo si toos ah utaabanaya bulshada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.