Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!
    Puntland

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 5, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Illayn,waa Nin aan la bixinayn.!!

    Niman mudaaharaadi lahaa oo waxa ugu weyn ee ay isticmaali lahaayeen ay tahay (Xasan ha dhaco),ayuu Xabad ku bilaabay.

    Fursadii la raadinayay ee ahayd in dhiiqo Lugaha loo geliyo oo magaalada ay noqoto furin dagaal oo xaalad ka aloosan tahay,,ayuu fududeeyay.

    Xalay ka hor isagaa hogaanka siyaasada Xamar haystay oo ahaa Hawiye Champion,balse Maanta,waa lagala wareegay.

    Loolankii uu ka waday gudaha PL,waxaa loosoo wareejiyay gudaha Xamar.

    BC oo danaynaysay in fool kululayso lagu dhufto Xasan oo xaalka la keeno meel ay talaabo adag ka qaadi karto,waa loo salaxay Kubada.

    Caawa BC,waxay taagan tahay sidan kuma fiirsanayno xaalka dalka oo hortayada kuma burburayo ee fuli qodobadan.

    Galabtay ayay BC la balansanayd Xasan,balse,waxaa loo baaqday arimo amni dartood.

    Tagidii Hawlwadaag ee Khayre iyo tagida Cabdicasiis ee Shariif ma’ahayn wax iska dhacay ee waxay ahaayeen qorshe la dajiyay oo sidii loo diyaariyay ufulay.

    Guulaha la gaaray?

    1. Majirto wax kala sarayn ah.

    2.Majiro Mw Sharciya oo Somaliyed.

    1. Xurmadii Dibomaasi ee BC uhaysay Xasan oo meesha ka baxday.
    2. Karaamayntii ahayd in uu yahay ugu yaraan Mw xil gaarsiin ah oo luntay.

    5.Doorashada in laga heshiiyo oo miiska soo fuushay.

    1. Qorshihii Xasan oo la burburiyay oo aan xataa lagala gorgortamayn.

    Xaalku,wuxuu kusoo ururay…

    (Wadaadada kala qabta)

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.