Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.
    Puntland

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 7, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xiisad dagaal ayaa weli ka jirta Muqdisho iyo deegaanada gobolka Shabeellaha dhexe ee dhaca nawaaxiga Muqdisho.

    Sidda aan ogaanay, abaabul Ciidan ayaa hadda ka socda degmada Cadalle iyo deegaanada hoostaga, kuwaas oo doonaya in ay iska caabiyaan duullaan beeleysan ee uu kusoo qaaday Madaxweynaha muddo dhaafka ah ee jooga Villa Somalia, Xassan Shiikh Maxamuud.

    Xassan Shiikh ayaa doonaya in uu xiisad cusub ka abuuro Muqdisho, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka ee ku wajahan in heshiis laga gaaro doorashooyinka iyo marxalada kala guurka ah, kaddib dagaalkii ka dhacay Muqdisho, kaas oo fayday tabar yarida Xassan Shiikh.

    Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynihii 7aad ee DFS – ayaa maanta sheegay in Xassan Shiikh doonayo abuurista colaad sokeeyo, isagoo ka digay in heshiis laga gaari waayo Arrimaha doorashooyinka.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.