Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sidee u socotaa shaqada Dekedda Boosaaso?
    Puntland

    Sidee u socotaa shaqada Dekedda Boosaaso?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 19, 2026Updated:July 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekedda Boosaaso ayaa si habsami leh u shaqeybaysa, waxaana ku xirtay in kabadan 10 Doonyood, kaddib heshiiskii shalay laga gaaray khilaafkii jiray.

    Wasiiro katirsan Dowladda Puntland ayaa maanta booqday Dekedda Boosaaso, iyagoo boggaadiyay shaqada habsamida leh ee Dekedda ka socota.

    Dekedda Boosaaso ayaa ah marin ganacsi oo muhiim ah, isla markaana door weyn ka qaadata horumarinta ganacsiga gudaha iyo dibadda iyo kobaca dhaqaalaha Puntland, Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Afrika.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.