Ciidanka Amniga Dowladda Puntland ayaa billaabay howlgal ballaaran oo lagu soo afjarayo maleeshiyaadka ilma Diyaano ee ku sugan magaalada Gaalkacyo.
Howlgalka ayaa ku bilowday hubka culus, waxaana qorshuhu yahay in lasoo afmeero saacado gudahood. Waddooyinka gala aaga dagaalku ka socdo oo ah Xero Ciidan horey loo oran jiray PSF ayaa maalmihii lasoo dhaafay xirnaa.
Faahfaahin kala socod idilnews
