Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi
    Somalia

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 26, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Villa Somalia, Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa laga soo celiyay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta, waxaana loo diiday in gudaha u galo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

    Bukhaari ayaa lagu helay in uu ku safrayay Basaboorka Kenya, oo uu ku qaatay sifo aan sharci ahayn, sida laga soo xigtay Laanta Socdaalka ee dalka Kenya.

    Bil kahor, Ra’iisul Wasaare kuxigeenka 2aad ee maamulka Xassan Shiikh ayaa sidan oo kale loogu diiday in uu gudaha u galo Nairobi, waxaana laga soo tarxiilay garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta, kaddib markii lagu helay Basaboorka Kenya oo uu ku helay sharci darro.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    July 26, 2026

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    July 26, 2026

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    July 26, 2026
    Latest Posts

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    SANAAG: Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal beeleed

    The President of Puntland is meeting with US and Ethiopian officials in Addis Ababa.

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.