Maamulka gobolka Karkaar ayaa soo saaray go’aano lagu adkeynayo Ammaanka gobolka, waxaana la mamnuucay hubka sharci darrada ah iyo kooxaha geysta dalalka amni darro.
Hoos ka akhriso go’aanka kasoo baxay maamulka gobolka Karkaar.
Maamulka Gobolka Karkaar, ka dib markuu arkay Xaaladda dalka, ka dib markuu qilmeyey dhacdooyinkil u dambeeyey ee ka dhaca deegaanka.
Hadaba maanta oo ay taarikhdu tahay July 26, 2026, wauxuu soo saaray Awaamirtaan hoos ku xusan:-
1. Xoojinta & Adkaynta Amniga Guud ee Dalka
2. Mamnuucid Hubka Sharel darrada ah ee magaaladda dhexdeeda la Iskala maraayo ama Gawaarida lagu sito.
3. Cid kasta oo ku Jirta ama lagu qabto Fal Ild ku ah Amniga waxaa laga qaadaya Talaabo Sharcl
4. Dhamaan Shacab weynaha Gobolka waxaa lagu wargelinayaa inay ka shaqeeyaan Ilaalinta Amniga, wada noolaanshaha Bulshadda, la shaqaynta dowladooda oo u xllsaaran Waajibaadka sare ku xusan.
IDILNEWS
