Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaal ka socda duleedka Boosaaso
    Puntland

    Dagaal ka socda duleedka Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 20, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal ayaa ka socda baadiyaha deegaanka Laag ee gobolka Bari, kaas oo u dhexeeya Ciidamada Difaaca Puntland iyo maleeshiyaadka hubaysan ee ka Amar qaata ilma Diyaano, kuwaas oo horey loo oran jiray PSF.

    Idilnews ayaa ogaatay in dagaalkan uu yimid kaddib markii maleeshiyaadka ay dhaqdhaqaaq ka bilaabeen magaalada Boosaaso iyo deegaanada ku dhow dhow, iyagoo doonaya in khalkhal galin Amni ay sameeyaan. Ciidamo katirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku baxay, waxaana socda howlgal la doonayo in hub ka dhigis loogu sameeyo.

    Dhanka kale, Ciidamo ayaa la dul dhigay xeradooda Boosaaso, waxaana jira qorshe amni darro oo ay doonayeen in ay ka abuuraan gobolka, si loo wiiqo xasiloonida Amni ee caasimadda ganacsiga Puntland ee Boosaaso, kaddib howlgalkii ciribtirka argagaxisada Daacish, kaas oo Amniga, nolasha iyo ganacsiga Boosaaso wax ka bedelay.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.