Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhimasho ka dhalatay Shil kale oo ka dhacay Deegaanka Soomaalida
    Puntland

    Dhimasho ka dhalatay Shil kale oo ka dhacay Deegaanka Soomaalida

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku geeryooday Shil gaari oo ka dhacay degmada Qabri-dahare ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.

    Gaariga shilka galay oo ahaa Probox’ ayaa ahaa sidday qaad uu ka qaaday Qabri-dahare, waxaana uu ku sii jeeday degmada Wardheer ee gobolka Doollo.

    Waa shilkii labaad oo ilaa saaka ka dhacay deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana aroornimadii rogmaday gaari Bus ah oo ka baxay Jigjiga kuna wajahnaa caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa.

    Sidaas oo kale, Saddex maalin kahor Shil gaari oo sababay dhimashada 12 qof, ayaa ka dhacay degmada Qabri-bayax, waxaana Qabri wadareed loo qodayay oo dumay ku geeryooday 3 Ruux oo kale.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.