Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Sidee ku bilowday howlgalka Ciidanka Puntland ka wadaan Gaalkacyo?
    Puntland

    Sidee ku bilowday howlgalka Ciidanka Puntland ka wadaan Gaalkacyo?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 5, 2026Updated:August 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Howlgal ballaaran oo ku bilowday hubka culus, ayna fulinayaan Ciidanka Amniga Puntland ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

    Ciidanka Puntland ayaa madaafiic la dhacaya xerada ilma Diyaano ee Gaalkacyo oo ku taalla xeyndaabka garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf, waxaana ciidamada lugta kusii siqayaan aaga Xerada.

    Sidee Dagaalku ku bilowday ?

    Maleeshiyaadka Ilmo Diyaano ayaa aroornimadii hore ee saaka hoobiyayaal ka riday xeradooda, kaddib markay dareemeen dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ka socda farriisimaha Ciidanka Puntland ka sameysteen nawaaxiga xeradooda.

    Mid kamid ah hoobiyayaasha ayaa ku habsaday xaafado ku yaala Barriga Gaalkacyo, gaar ahaan Buula-dooro, kuwaas oo sababay dhaawacyo, waxaana intaa kaddib soo baxay Amar ka yimid Taliska Sare ee Ciidanka, kaas oo lagu faray saraakiisha inay ka tallaabo qaadaan maleeshiyaadka ilma Diyaano.

    Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadka taabacsan ayaa horay dagaal uga galay gudaha magaalada Boosaaso, waxaana xilligaas culeyska Ciidanka Dowladda Puntland ay isaga yareeyeen hoobiyayaal ay la dhaceen xaafada Boosaaso, iyadoo ay ku dhinteen dad shacab ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    August 5, 2026

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray howlgalka lagula wareegay Xerada ilma Diyaano

    August 5, 2026

    WAR DEG DEG AH: Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa oo isku dhiibaya Ciidanka Puntland

    August 5, 2026
    Latest Posts

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray howlgalka lagula wareegay Xerada ilma Diyaano

    WAR DEG DEG AH: Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa oo isku dhiibaya Ciidanka Puntland

    Sidee ku bilowday howlgalka Ciidanka Puntland ka wadaan Gaalkacyo?

    DEGDEG: Ciidanka Puntland oo weeraray Xerada ilma Diyaano ee Gaalkacyo

    Akhriso: Golaha Mustaqbalka oo ka digay colaada Xassan Shiikh ka hurinayo Gaalkacyo

    Puntland “Xassan Shiikh colaad buu ka hurinayo Gobolka Mudug”

    Hub laga dajiyay Koonfur Gaalkacyo oo la qabsaday.

    Ciidan kasoo goostay xerada ilma Diyaano ee Boosaaso, oo isku dhiibay Dowladda Puntland

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo lagu amray soo qabashada Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.