Sagal Cabdi-Wali oo ah Gabar asal ahaan Soomaali ah ayaa kusoo baxday kursiga Xildhibaanimo ee dalka Ingariiska, iyadoo laga soo doortay Holborn and St Pancras.
Sagal ayaa ka tartamaysay xisbiga Shaqaalaha ee UK (The Labour Party), waxaana kursiga ay ku guuleysatay horey ugu fadhiyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingariiska Keir Starmer.
IDILNEWS
