Hot Topics

Video:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuti Oo ka hor khudbeeyay Baarlamaanka Somaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa Maanta khudbad ka hor jeediyay Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ku lahaayeen Xaruntooda Magaalada Muqdisho taasi oo uu kaga hadlay arrimo dhowr ah.

Guddoomiyaha ayaa u sheegay Golaha Shacabka Fadaraalka Soomaaliya in Jabuuti iyo Soomaaliya ay yihiin Shacab walaalo ah oo aan marna kala maarmin Dowladda Jabuutina ay tabtay Garabkeeda Soomaaliya.

Xildhibaanada Fadaraalka Somaliya ayuu ka dalbaday in qof kasta uu is bar bar taago Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo in dalka ay ka dhalato Xasilooni siyaasadeed iyo mid amni,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka