Hot Topics

Video:-Puntland oo Go’aamisay in cadaalada la horgeeyo cidii gaysata Tacadi Hween .

Ololaha  ka hortagga tacadiga ka dhanka ah jinsiga ayaa ah mid looga soo horjeedo in la dhibaateeyo  Haweenka iyo Caruurta islmarkaana Bulshada laga wacyi galiyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen Cirib tirka tacdiyada loo geysto xaquuqda Caruurta iyo Haweenka.

Wasiirka wasaradda Haweenka iyo Horumarinta qoyska maryam axmed cali  oo ka hadlaysay  Ololahaan 16-ka maalmood ee tacdiga ka dhanka ah jinsiga ayaa sheegtay  in Wasaaradda Haweenka  ay dar dar galin doonto  Barnaamijiyo wacyagalineed  oo Bulshada looga wacyagalin doono sidii loo Ciribtiri lahaa tacadiyadda ka dhanka ah Bulshada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka