Hot Topics

Video:-Taageer oo codkaaga sii musharax Xildhibaan Yaasiin Cabdulaahi Cabdi’

Taageer oo codkaaga sii musharax Xildhibaan Yaasiin Cabdulaahi Cabdi’

Yaasiin waxuu ka sharaxna yahay Xisbiga Centre Party ,waxuuna u sharaxan yahay Baarlamaanka Fadaraalka Sweden.

Yaasiin waa masuul dhalinyaro ah,aqoon iyo karti u leh in uu waxqabto.

Hadaba hadaad tahay muwaadin awood uleh in uu codeeyo codkaaga siii Musharax Yaasiin Cabdulaahi Cabdi,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka