Hot Topics

Video:Madaxweynaha talada ku fashilmay Oo ilhaameeyay shacabka Puntland

Hogaamiyaha ku fashilmay talada Puntland Marxuum Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay caaismada Puntland ee Garowe,ayaa ka hadlay arimo dhawr ah.

Madaxweyne Gaas arimaha uu ka hadlay waxa ugu muhiimsanaa safarksii Muqdisho iyo waxii kasoo baxay shirarkii uu halkaas ku galay.
 
Sidoo kale Madaxweyne Gaas,ayaa wax laga waydiiyay xaalada Tukaraq,isagoo ka hadlaya arinkaas waxuu yiri.
 
“Dastuurka dalka ayaa na faray in aan difaacno xaduudaha,hadda anagu shacabka warkooda kuma shaqeyno,dowladuna kuma shaqeyso”hoos ka daawo muuqaalka.
 
 

 

Halkan ka daawo muuqaalka