Hot Topics

Video:-Wasiir Beyle”Saameeyn Ayuu Nagu Yeeshay Muranka Canshuuraadka”

Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa sheegay in ay tahay in ganacsatadu ay bixiyaan canshuuraadka xaqa loogu leeyahay, si ay dowladdu u shaqeyso.

Waxa uu Beyle sheegey in muranka ka taagan canshuuraha uu saameeyey dakhligii wasaaradda maaliyadda ee bishan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka