Hot Topics

Video:-DP World ”Dowlada Fadaraalka waxba nagama qaadi karto,Somaliland waa madaxbanaan tahay”

Gudoomiyaha shirkada DPW ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi karin, Somaliland-na ay tahay dawlad madax banaan oo dimuqraadiyad ku dhisan,baarlamaankeeduna ogolaaday heshiiskan,isla markaana ay sii wadi doonaan hirgalinta mashruucooda dekedda Bebera.

Waa hadal ka baxsan nidaamka diplomaasi,waa hadal yaxyax iyo wajigabax ah oo kibir iyo xadgudub ka muuqdo.

Waa hadal mudan in laga bixiyo ficil walba oo jawaab unoqon kara.waxuu khatar ku yahay midnimada iyo qaranimada Somaliya.

Waxaa markan lawada sugayaa jawaabta ay ka bixiso dowlada fadaraalka ee Somaliya,

Hadaba hoos ka daawo muuqaalka hadalka masuulka u hadlay shirkada DPWORLD.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka