Hot Topics

Video:-Shaqaalihii Dekeda Berbera Oo intoodii badnayd laga joojiyay shaqadii

Shaqaalaha Dekeda Berbera,ayaa maanta shaqadii laga joojiyay intoodii badnayd
 
Shaqaalaha ayaa shaqo joojintaa kadib Dekeda horteeda ku sameeyay mudaahaaraad balaaran oo ay ku muujinayaan cabashadooda.
 
Booliska Somaliland ayaa ugu danbayntii kala cayriyay iyagoona u isticmaalay rasaas nool,
 
Ilaa iyo hada lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay rasaasta Boolisku ku furay shaqaalaha muadaaharaadayay.
 
Dhawaan ayay ahayd markii la shaaciyay heshiiska saami qaybsi ee dekeda Berbera.kaasoo ay ku shir koobeen shirkada DP World,Dowlada itoobiya iyo maamulka Somaliland.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka