Hot Topics

Video:-Muuse Biixi oo qaylo dhaan ku dhuftay kadib dacwadii Somaliya Ee qaramada midoobey

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gardarro ku tilmaamay dacwadda ay dawladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah heshiiska Dekedda Berbera.

Madaxweyne Biixi oo maanta shirjaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale sheegay inaanay aqbalayn in maamulka hawada loo wareejiyo magaalada Muqdisho, isla markaana ay dacwad ka gudbinayaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka hoose ka daawo muuqaalka