Hot Topics

Video:-Prof Samatar”Madaxweynuhu Karti malahan ra’yi malan,curin malahan”

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay khilaafka baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya.

Prof.Samatar markuu qiimaynayya Madaxtoioyada Somaliya wxauu si gaar ah ugu hakaday oo tilmaamay hogaaminta madaxweyne Farmaajo,isagoo ka hadlaya arinkaasna waxuu yiri”Madaxweynuhu Karti malahan ra’yi malan,curin malahan ,dadka haduu hor yimaadana waxba uma sheegi karo oo ma qancin karo”.

Wariyaha Tv-ga universal ee dalka Maraykanka Mohamed Muse Noor Deeq Darajo ayaa wareysigani qaaday,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka