Hot Topics

Video:-37-sano kadib shaqadsii ayuu si fool xumaa Uga tagay

Askari ka howlgala gobolka Arizona ee dalka Mareykanka islamarkaana lagu magacaabo Mark Gilberg ayaa shaqo boolisnimo oo uu soo waday tan iyo 1981 oo iminka laga joogo mudo 37 sano ah ayuu si calool-xumo ah uga tagay isaga oo radiyaha gaariga ka wacay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka