Hot Topics

Akhriso:-Talye ku-xigeenkii Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo la magacaabay

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali waxaa uu taliye kuxigeenka ciidanka Darawiishta Puntland u magacabay Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe) oo lagu badelay talitye xigeenkii hore Dayr Xaaji Cabdi oo xilka iska casilay.

 

 

Halkan hoose ka akhriso:-