Hot Topics

Puntland:-Daawo Xiliga la daahfurayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Puntland oo la shaaciyay

Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare dowladda Puntland,Maxammed Cali Faarax(Farmayeeri) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Garowe ayaa sheegay, in maalinta sabtida ah ee soo socota si rasmi ah loo daah-furayo, Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.
 
Agaasime Farmayeeri ayaa sheegay in maalinta sabtida ah la shaacin doono, warbixin faahfaahsan oo ka hadlaysa, dhammaan arrimaha ku saabsan imtixaanka,sida tirada ardayda gelaysa,meelaha ay kala joogan,iyo xarumaha loo qorsheeyay in lagu galo,hoos ak daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka