Hot Topics

Maxaa looga wada hadlay shirkii golaha Wasiirada Puntland?

Shirkii khamiislaha ahaa ee Golaha  wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu ka dhacay aqalka madaxtooyada Puntland ee Garowe.

 

 

Halkan hoose ka akhriso:-