Video:-Shacabka Puntland oo u istaagay garab istaaga hawlgalka dib u xoraynta Sool Posted By: Jibril Qoobey. May 28, 2018 Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxa ka socda Olole lagu taageerayo Ciidanka Difaaca Puntland ee ku sugan jiidaha Gobolka Sool,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2018/05/10000000_1515976551845968_3075837599214993408_n.mp4 Share this:FacebookX