Hot Topics

VIDEO:-Ciidamada Jubbaland oo la wareegay Farisimo cusub

Ciidamada Jubaland oo garab ka helaya kuwa Maraykanka,ayaa ku sii siqaya Fariisamo ay Dagaalamayaasha Al-Shabaab ku lahaayeen tuulooyin hoos yimaada deegaanka Baar-Sanguuni ee gobalka Jubada Hoose.
 
Ciidamada isgarabsanaya,ayaa Al-shabaab waxay ka qabsadeen Tuulooyin muhiim ah oo ka tirsan Deegaanka Baar-Sanguuni ee Gobalka Jubada Hoose.
 
Deegaanka Baar-Sanguuni,waxaa ka dhacay dagaalo Shalay Gelinkii dambe iyo Qaraxyo Ismiidaamin ah.
 
Madaxweyne Axmed Madoobe ,ayaa gaaray goobta kadib markii halkaa lagu dilay askari Maraykan ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka