Hot Topics

Dhagayso:-Dagaal kale Oo dhexmaray Somalida iyo Oromada Itoobiya

Degmada Moyale oo ku taalla xadka Ethiopia iyo Kenya waxaa lagu soo warramayaa inay ka dhaceen dagaallo iyo qul-qulatooyin dhexmaray Soomaalida iyo Oromada.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalladan ay dhaliyeen barakac.

Haddaba sida ay wax u dhaceen iyo xaaladdu siday imiaka tahay, ayaa weriyaheena Ibraahim Daanduray wuxuu ka wareystay nin cod-saday inaan magaciisa la sheegin oo ku sugan gudaha Moyale,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan hoose ka dhagayso codka warka