Hot Topics

Galmudug iyo Koonfur-Galbeed oo uhanbalyeeyay madaxweyne Deni

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/llaahi Deni.


Labada Madaxweyne ayaa sheegay iney u rajeynayaan Madaxweynaha iyo shacabkiisa iney ku guuleestaan waxyaabaha horyaala.


Hogaamiyaashan ayaa noqonayaa kuwii ugu horeeyay ee ka maqan madasha doorashada ee hambalyo la wadaaga Madaxweynaha cusub.