Hot Topics

Video:-Madaxweyne Dani oo qaabilay wafti ka socda dalka Shiinaha

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxa midowga shirkadaha Shiinaha ee Africa Mr. Qian Xian,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka