Hot Topics

Gen.Asad Cismaan oo Tacsi ka diray Geeridii Jen.Cabdulaahi Cali Mire (Careys)

Inaa li laahi wa inaa ilayhi raajicuun

Gen.Asad Cismaan Cabdulaahi ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii Naxdinta lahayd  Alle ha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo ku geeriyooday Magaalada Garoowe.

Marxuumka oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Soomaaliya, ahaana Taliyihii Hore ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

Gen.Asad oo ilaah uga baryey in uu ilaah u denbi dhaafo janatu Fardowso uu ilaah ka waraabiyo aamiin aamiin.

Gen.Asad oo oo umada soomaaliyeed iyo gaar ahaan shacabka Puntland in ay cafiyaan Marxuumka iyo in uu ilaah samir iyo iimaan inaga siiyo dhamaanteen iyo weliba gaar ahaan Ehelkiisa.

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun,