Hot Topics

Muuqaal:-Xasan Shiikh”Dalku gacan adag uma baahna ee Sharci iyo Qawaaniin adag buu ubaahan yahay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga UPD ayaa sheegay in dalka oo gacan adag lagu qabto laga dhax-lay dhibaatooyin badan oo maanta dalka ka jira.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in bulshadda Soomaaliyeed ay Ogaadaan in aan loo baahneyn in Shaqsiyaad in ay dalka ku qabtaan gacan adag, laakiinse dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin Shuruuc adag oo ay ku dhaqmaan.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya waxaa uu sidoo kale sheegay in Soomaaliya aysan u baahneyn in ay maanta dunida ay ku buuqdo, xilli dad Soomaaliyeed oo badan ay ku sugan yihiin daafaha Caalamka ayna ku jooggaan si sharaf leh.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan hoose ka daawo muuqaalka