Sareeyo Guud Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere ) oo aaska qaran ka jeediyey kalmado ayaa kawarbixiyey taariikh nololeedkii Alle Ha u naxriistee Marxuum Gen. Caabdullaahi Cali Mire (Carays) oo ay ahaayeen dad isku dhow isga oo si kooban uga sheekeeyey taariikh nololeedkii marxuumka.,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka