Hot Topics

Muuqaal:-Madaxweyne Gaas oo Tacsi ka diray Geerida jeneral Careys

Madaxwaynihi Hore Ee Dawladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas Oo kahadlay aaski marxuun jarnaal C/laahi Cali Mire Carayis oo lagu Aasay Magaalada Garowe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka