Hot Topics

Muuqaal:-Madaxweyne Waare oo furay kalfadhigii 5-aad Ee Baarlamaanka Hir-shabelle


Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa la hadal hayay in dib loo dhigay furitaanka Kalfadhiga 5 aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleed Hirshabelle,hayeeshee uu maanta sirasmi ah u furay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka