Hot Topics

Muuqaal:-Marwada M.xigeenka Puntland oo kulan la qaadatay Madaxda Ururada Haweenka Somaliyed

Marwada Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland ayaa Magaaladda Garoowe kulan kula qaatay Madaxda Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliya oo Garoowe u yimid Caleema saarka Madaxda Cusub ee Dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka